dabaggur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dabaggur1
Magac labFaraxumayn naag hurudda lagu sameeyo. ld dabaggurid.
dabaggur2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Qof dumar ah oo hurdaysa si tartiib ah marada uga qaadid si looga macsiyaysto.
2
Cad yar oo maro ah oo surwaal iwm gadaal looga kabo meel faddhacday.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay