maanyo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maanyo1
Magac labNooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo xeebta iyo Jubbada hoose, waxaa laga sameeyaa dhecaan geed; qubley, manyiikay, libin, waaray.
maanyo2
Magac dheddig1
Bad.
2
Hees ay dabatadu ugaarta ku sasabato.
3
Nooc dhirta ka mid ah oo ay xawayaanku nafaqo ka helaan marka ay cunaan.