dabaggal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dabaggal1
Magac lab1
Baaris qoto dheer oo lagu sameeyo wax qarsoon oo la doonayo in la hubsado.
2
la midka ah (ld):
dabaggelid
Cidaan qaabilsan baaridda arrin la tuhunsanyahay in ay dhacday ama dhici doonta
3
Ciidanka nabadsugidda qayb ka mid ah oo qabilsan la socoshada arrimaha dibloomaaysiyiinta.
dabaggal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Cid, cid kaloo ka horreeysa gadashooda istaagid ama socosho.
2
Wax qarsoon, baaritaan qotodheer leh ku samayn.
Is-rogga falkan
-galay, -ashay; -geli