Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
koo insaym
Magac lab
Baayoloji
Molikiyuul aan borotiin ahayn oo orgaanik ah, kaas oo ku xidhiidhiya molikiyuul insaym dedejinta falgallada baayokiimi-keed.
Wadarta Magacan
-myo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: Koo
Magacuyaal tilmaame lab
2: koo
Magacuyaal aan cayinnayn lab
3: koob
Magac lab
4: koobaab
Magac dheddig
5: koobaaban
Fal gudbe, isrogrogga 4aad
6: koobaabasho
Magac faleed dheddig
7: koobaabid
Magac dheddig
8: koobaabnaan
Magac dheddig