koob
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
koob1
Magac lab1
Weel yar oo badanaa dheg leh oo wax lagu cabbo; fijaan.
2
Qalab ka samaysan dahab, qalin iwm oo lagu kala qaato tartamada cayaaraha.
Wadarta Magacan
-bab, m.l
koob2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax dham- maantood wada marid ama wada aqoon.
2
Soo k.: arrin iwm soo gaabin.
Is-rogga falkan
-bay, -btay