Qaamuusle LogoQaamuusle

Koo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

Koo1
Magacuyaal tilmaame lab
Mgacuyaal tilmaame oo lab, oo wax qofka hadlaya aad uga fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado.
Wadarta Magacan

kuwoo, w

koo2
Magacuyaal aan cayinnayn lab
1
Magacuyaal aan cayinnayn oo lab ah oo tilmaama wax ama qof jooga meel kan hadlaya ka fog.
2
(t) ld kow.
Wadarta Magacan

kuwoo, w