Qaamuusle LogoQaamuusle

keer

Magacuyaal tilmaame lab
Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado.
Tusaale
Keer baa fariistay meeshaadii ee ka kici
Wadarta Magacan

kuweer, w