keen
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
keen1
Magacuyaal dhimman layeeleMagacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa ay ku jiraan.
Tusaale
“Cali baa isugu keen yeeray”
keen2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax meel durugsan yaal meel dhow u soo qaadid.
2
Cid wax u dhiibid.
Is-rogga falkan
-nay, -ntay