Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kiin
Magacuyaal dhimman layeele
Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah.
Tusaale
“Wuu iga kiin waday”
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kii
Magacuyaal aan cayinnayn lab
2: kiil
Magac lab
3: kiilad
Magac lab
4: kiilan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: kiilasho
Magac faleed dheddig
6: kiilayn
Magac faleed dheddig
7: kiilee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: kiilid
Magac faleed dheddig