Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kaayo
Magacuyaal dhimman layeele
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah, oo kuwa lala hadlayaa aysan ku jirin.
Tusaale
“Waa isku kaayo mid”
la mid ah:
kayo¹.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: Kaaga
Magacuyaal lahaansho lab
2: kaa
Magacuyaal tilmaame lab
3: kaa4 (-kaa)
Dibkabe tilmaame lab
4: kaab
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
5: kaabad
Magac dheddig
6: kaabi
Magac lab
7: kaabid
Magac faleed dheddig
8: kaabsol
Magac lab