idin
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
idin1
Magacuyaal dhimman layeeleMagacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah, oo lala hadlayo. Tus.: “waan idin arkay”.
idin2
Magacuyaal ebyoonla midka ah (ld):
idinka
idin3
Magac labla midka ah (ld):
idan¹ (2)