idan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
idan1
Magac lab1
Oggolaansho, rukhso.
2
Qalab ka samaysan dhagax jilicsan ama dhoobo oo inta dhuxulo nool lagu guro dhirta udgoon lagu shito; dabqaad; idin.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
idan2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax samayntooda cid fasax u siin.
Is-rogga falkan
-dmay, -dantay; -dmi