fangal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
fangal1
Magac labFaras la fuushanyahay oo fankiisa qof kale la fariisiyo. ld fangelid.
fangal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadFaras la fuushanyahay gadaal ka fuulid. ld fansaar³.
Is-rogga falkan
-alay, -ashay; -geli
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-alay, -ashay; -geli