faraxal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
faraxal1
Magac labBiyo yar oo faraha lagu dhaqo. ld faradhaq¹, farammayr.
faraxal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCid gacmo u dhaqid. ld faradhaq².
Is-rogga falkan
-alay, -ashay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-alay, -ashay