(c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha.
2
Fardaha kooda lab.
Wadarta Magacan
-rdo/-rso, m.l
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Faras-ka)
Neef lab oo gammaanka kamid ah; wuxuu lee yahay afar addin oo xoogag badan oo qoobab ku dhammaada, guud iyo qanaan dheer: waa la fuulaa, waa la rartaa ama lagu xoojiyaa, beerahaa lagu fashaa...