Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ibdar
Magac lab
1
Caano yar oo dhowrto ahaan la isugu daro.
2
Xoolaha markay dararaan oo uu naaskoodu gaaro xoorka caanaha.
3
Dhaawac gaara caanamareenka naaska oo ay candhadu caanaha ceshan weydo.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh