farcan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
farcan1
Magac lab1
Aabbayaalkii laga soo unkamay.
2
Badasho; tarmid.
farcan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax tarmay noqosho.
2
Ka f.: wax meel ka soo unkamay noqosho.
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-amay, -antay; -ami