mudbax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mudbax1
Magac lab1
Wax caarad leh oo inta wax doc ka muda docda kale uga baxa.
2
la midka ah (ld):
mudbixid
ld murbax¹
mudbax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadKa m.: wax caarad leh wax ka dhex bixid. ld murbax².
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -bixi