Qaamuusle LogoQaamuusle

barxad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

barxad1
Magac lab
la midka ah (ld):
barxasho
barxad2
Magac dheddig
1
Goob bannaan oo dhismayaal hareeraha ka jiraan.
2
Cad dhulka ah, yar oo bannaan.
Wadarta Magacan

-do, m.l