muddac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
muddac1
Magac labNinka garta sheeganaya.
Wadarta Magacan
-cyo, m.dh
muddac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadLa m.: cid la garramid ama dacwiyid.
Is-rogga falkan
-cay, -cday; -dici
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-cyo, m.dh
-cay, -cday; -dici