Ereygan wuxuu leeyahay 2 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
uurjiif1
Magac lab
Ilmaha weli uurka ku jira.
Wadarta Magacan
-fyo, m.dh
uurjiif2
Magac lab
Baayoloji
Heerka ugu horreeya ee koritaanka xayawaanka, laga soo bilaabo marka ugxanta bacrintay ay bilowdo inay qaybsanto, iyada oo ku jirta organnada taranka ee hooyada ilaa ay ka dillaacayso ama ka dhalanayso.
Wadarta Magacan
-fyo, m.dh
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Uurjiif-ka)
Ilmaha aan dhalane weli uurka (ilmasidaha) ku jira.