Qaamuusle LogoQaamuusle

gamaamad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gamaamad1
Magac lab
1
Dedidda wax la qarinayo wax kale lagu dedo.
2
la midka ah (ld):
gamaamadid
ld gamaamud¹
gamaamad2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax la qarinayo dedid. ld gamaamud².
Is-rogga falkan

-day, -dday