duudduur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
duudduur1
Magac lab1
Qarinta wax la qariyo.
2
Si kooban oo hadal loo sheego.
3
Laalaabanka maro iwm yeeshaan.
duudduur2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Maro iwm laalaab u yeelid.
2
Wax runtooda qarin.
3
Hadal si kooban u sheegid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay