duudduub
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
duudduub1
Magac labla midka ah (ld):
duudduubid
duudduub2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; haryuubid.
2
Guudmarid. ld duubduub².
Is-rogga falkan
-bay, -btay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-bay, -btay