duud
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
duud1
Magac lab1
Dhabar.
2
Meel dhulka ka sarreysa oo labada dhan dooxooyin ama togag ka xigan.
Wadarta Magacan
-dad, m.l
duud2
Magac labBiyo yar oo weel biyood salkiisa ku jira. ld duuddo.
Wadarta Magacan
-dad, m.l
duud3
Magac dheddigBuuro xiriira, sanaag.