hinraag
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hinraag1
Magac lab1
Cod weyn oo qof aad u jirran ka so baxa.
2
Cida libaaxa. ld hiinraag¹.
hinraag2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Qof aad u jirran cod weyn soo saarid.
2
Libaax ciyid. ld hiinraag².
Is-rogga falkan
-gay, -gtay