Qaamuusle LogoQaamuusle

balaambal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

balaambal1
Magac lab
la midka ah (ld):
balaambalid
balaambal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Cid rafaad iyo dhibaato la kulmid.
2
U b.: qof rafaad iyo dhibaato la kulmid u ooyid. ld balambal².
Is-rogga falkan

-alay, -ashay