Qaamuusle LogoQaamuusle

gamashi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gamashi1
Magac lab
1
Xilliga naqu caddaado ee xooluhu caano yareeyo.
2
la midka ah (ld):
gamashiyid
gamashi2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Naq, waqti uu caddaaday gaarid.
Is-rogga falkan

-iyay, -iday; -iyi