haghag
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
haghag1
Magac labIin qof yeesho oo u diidda in uu hadalka si bayaan ah u yiraahdo; shigshigid. ld haghago.
haghag2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadla midka ah (ld):
haghaglee
Is-rogga falkan
-gay, -gtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-gay, -gtay