Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
uurdoox
Magac lab
Cunugga aan sida caadiga ah u dhalane bogga hooyadiisa laga soo saaray; bogdoox.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: uur
Magac lab
2: uurayn
Magac faleed dheddig
3: uuraysasho
Magac faleed dheddig
4: uurayso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
5: uurbays
Magac dheddig
6: uurdhagax
Magac lab
7: uurdhagaxoobid
Magac faleed dheddig
8: uurdhagaxow
Fal magudbe, isrogrogga 1aad