Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
shibbane
Magac lab
Naxwe
Xaraf aan kaligii lagu dhawaaqi karin in shaqal lagu daro ma ahee; waxaa la maqli karaa kolka uu shaqal weheliyo.
Tusaale
“b(a), t(a), j(a) iwm”
Wadarta Magacan
-nayaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: shib
Magac dheddig
2: shibban
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
3: shibbanaan
Magac faleed dheddig
4: shibbanaansho
Magac lab ama dheddig
5: shibbi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: shibbin
Magac faleed dheddig
7: shibir
Magac lab
8: shibqi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad