Qaamuusle LogoQaamuusle

guumeys

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

guumeys1
Magac lab
Nin da' weyn oo aan weli guursan.
guumeys2
Magac lab ama dheddig
Shimbir ka mid ah shimbiraha habeenkii ugaarsada oo leh madax ballaaran iyo indho waaweyn oo baalal adagi ku xariiranyihiin.
guumeys3
Magac dheddig
Gabar inannimo ku weynaatay oo aan la guursan.