Qaamuusle LogoQaamuusle

guud

Magac lab
1
Aan gaar ahayn.
2
Timaha dheer oo fardaha iwm surkooda, dhinaca kore, ku yaal.
3
Timaha weyn oo madaxa oo dadka deysto.
4
Wax kor u dheer, madaxa ugu korreeya; kore; sare; baar.