guul
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
guul1
Magac lab1
Xoolo aroor ah oo ka dhaxay xeradoodii.
2
la midka ah (ld):
guulid
guul2
Magac dheddigDagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.
Wadarta Magacan
-lo, m.l
guul3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Cid haddadid. 2.(f.mg) Xoolo aroor ama wabax ah meel ceelka u dhow habeen u hoyasho.
2
(f.mg) Xoolo iwm dhaan isugu keenid.
Tusaale
“Geelii wuxuu isugu guulmay gasada”
Is-rogga falkan
-uulay, -uushay