Qaamuusle LogoQaamuusle

muddaaharaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

muddaaharaad1
Magac lab
Bannaanbax ay dadweyne tiro badan meel fagaaro ah ku sameeyaan, iyagoo wax taageeraya ama diidaya. ld mudaaharaad¹.
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh

muddaaharaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dadweyne tiro badan oo wax taageeraya amaba diidaya fagaaro isugu soo bixid. ld mudaaharaad².
Is-rogga falkan

-day, -dday