Qaamuusle LogoQaamuusle

bisayl

Magac lab
1
Cunto dab lagu farsameeyey oo gaartay heerkii lagu cuni lahaa.
2
Miro iwm marka ay gaaraan heerkii lagu cuni ama la guran lahaa.
3
Waaya-aragnimo dheeraad ah oo la yeesho.
4
la midka ah (ld):
bislaan