farasaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
farasaar1
Magac lab1
Dagaal laba qof ka dhex dhaca oo aan wax weyn lays gaarsiin.
2
Lacag yar oo horumarin ahaan la isu siiyo.
3
la midka ah (ld):
farasaarid
farasaar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadDagaal aan weyneyn cid u geysasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay