Qaamuusle LogoQaamuusle

fanax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

fanax1
Magac lab
Meesha laba farood oo kasta iska galaan.
fanax2
Magac dheddig
Laba fool oo kala durugsan inta u dhexeysa (ilkaha dadka).
Wadarta Magacan

-nxo, m.l