danfariisi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
danfariisi1
Magac labXoolo meel aan xero ahayn lagu bariisiyey. ld banfariisi¹.
danfariisi2
Fal magudbe, isrogrogga 2aadXoolo meel aan xero ahayn ku baryid. ld banfariisi².
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-iyay, -isay