Qaamuusle LogoQaamuusle

idaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

idaad1
Magac dheddig
1
Bir qaroofan oo mallayga lagu dabo.
2
Laqanyo.
Wadarta Magacan

-do, m.l

idaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Laqanyo dareemid.
Is-rogga falkan

-day, -dday