Qaamuusle LogoQaamuusle

weyl

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

weyl1
Magac lab
Dhasha lo'da keeda lab.
Wadarta Magacan

-lo, m.l

weyl2
Magac dheddig
1
Burcad.
2
(-lo, m.l) Dhasha lo'da teeda dheddig.