Qaamuusle LogoQaamuusle

maan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

maan1
Magac lab
Awoodda garashada ee qof leeyahay.
maan2
Magac dheddig
1
Maalinta la joogo.
2
M.ta: beriga.
3
M.ta layl: maalinta oo idil.
4
M.tii saddexaad: maalintii saddexaad.
5
M.tii hore: maalmihii la soo dhaafay. ld maantay.