Qaamuusle LogoQaamuusle

alaalabbaq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

alaalabbaq1
Magac lab
1
Baqdi aan aqoon ku dhisnay; baqdin qalo keento.
2
la midka ah (ld):
alaabbiqid
alaalabbaq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Cabsi kaddaray ah dareemid.
Is-rogga falkan

-qay, -qday; -biqi