Qaamuusle LogoQaamuusle

irmaan

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

irmaan1
Magac lab
Xoola dheddig oo aan gurneyn oo caano leh.
irmaan2
Magac lab ama dheddig
Shaxda meesha mar walba inta laga dhaco qofka kale shaxdiisa lagu jabsho.
irmaan3
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax caano leh noqosho.
Is-rogga falkan

-naa, -nayd