jikaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jikaar1
Magac lab1
Muran lagu diido xaqiiqo jirta; asaraar; canaad.
2
(-rro, m.dh) Baratan huuriyo lagu tartamo.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
jikaar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Xaqiiq jirta ka murmid.
2
Ku j.: Qof inuu wax sameeyo ku khasbid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay