Qaamuusle LogoQaamuusle

jiitan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jiitan1
Magac lab
1
Qaadashada muddo dheer ay qaadato arrin wax ka qabashadeed
2
Raad- ka uu reebo wax meel lagu jiidey.
3
la midka ah (ld):
jiitamid
jiitan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Arrin wax ka qabashadeed muddo dheer qaadasho.
2
Wax meel lagu jiidey raad ku reebid.
Is-rogga falkan

-amay, -antay; -ami