Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
raadka footoodanabeed
Magac lab
Fiisikis
Bixinta elektaroonno ee dusha biraha, marka lagu kaahiyo hirarka,raandee birlabdanabeedka. Tirada elektaroonnada ee baxay waxa ay ku xiranyihiin itaalka kaaha.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: raab
Magac lab Falkaabe
2: raabac
Magac lab
3: raabacad
Magac dheddig
4: raabacid
Magac faleed dheddig
5: raabakh
Magac lab
6: raabakhid
Magac faleed dheddig
7: raabakhsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: raabakhsanaan
Magac faleed dheddig