gariir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gariir1
Magac lab1
Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo.
2
la midka ah (ld):
gallayr
3
la midka ah (ld):
gariirid
gariir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay