gargudub
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gargudub1
Magac labla midka ah (ld):
gargudbid
gargudub2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWebi, haro, war iwm labadeeda dacal isaga gudbid.
Is-rogga falkan
-dbay, -dubtay, -dbi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-dbay, -dubtay, -dbi