Qaamuusle LogoQaamuusle

raaf

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

raaf1
Magac lab
1
Qoobka hoose ee qanjaafuuluhu ku dahaaranyihiin ee lo'da ama ariga midkood.
2
Olole dad dan gaar ah laga leeyahay oo khasab lagu dumo; qafaal.
Wadarta Magacan

-faf, m.l

raaf2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Nafley xasuuqid.
2
Dad khasab ku ururin.
Is-rogga falkan

-fay, -ftay